Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii labaad 48 saac gudahood ka geystay Somalia

Ciidamada Mareykanka ee Jooga Somalia ayaa 48 saacadood gudahood duqeyn labaad oo dhinaca cirka ah ka fuliyey degaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab. Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in afar dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay  duqeyn ka dhacday agagaarka degmada Jamaame ee gobolka J/hoose. Qoraal uu soo saaray taliska … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii labaad 48 saac gudahood ka geystay Somalia